Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Faroole oo ka digay in dib loogu noqo Nidaamka 4.5.[Dhagayso]

November 17, 2015 - Written by Editor

medium_mBj4IXnCGaroowe:-Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Farole oo saaka shir jaraa’id ku qabtay gurgiisa magaalada Garoowe ayaa waxaa uga waramay aragtidiisaa ku aadan shirka wada tashiga heerka qaran ee looga tashanayo doorashada soo socota ee Soomaaliya 2016 oo shalay ka furmay magaalooyin badan oo Soomaaliya ku yaal gaar ahaan Garoowe.

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Faroole ayaa xusay in dowadda Federaalka Soomaaliya iyo maamulada ka jira dalka Soomaaliya ay dadaal ugu jiraan qaabkii ay Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay markale dib ugu soo noqonayaan.

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Faroole ayaa yiri ”Waxaan ka war hayaa in dad badan oo dadka shirarka la iskugu keenay aysan war qabin ama ha noqdeen maamulada dawladaha qaybta ka ah dowladda Federaalka ha wateen ama ha wateen dawlada dhexe inay doonayaan in qaab Xukuumadda Xamar joogta wax ay ku imaan karto oo xafiiska ay dib ugu soo noqon karto ay doonayaan,dariiq kasta haloo mare,taasi oo keeni karta in dadku ay kala tagaan oo heshiis daro ay ka dhacdo oo buuq dib loogu noqdo’’

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Faroole uu kaga hadlay Hiigsiga 2016

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/FAROOLE.mp3]

Halkaan ka dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online