Maqaaxi Casri ah oo laga furay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.[Video/Masawiro]
November 17, 2015 - Written by EditorLaascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa laga furay Maqaaxi (Cafeteria) nooceeda oo kale aanay ka jirin magaalada Laascaanood, Maqaaxidan oo aad uga tayaysan adeegyada kale duwan ee ay Maqaaxidani laga helayo. Maqaaxidan oo loogu magic daray ‘AARAN 252’ ayaa waxaa maalgeli yay Qurba joog u dhalatay gobolka Sool , Maqaaxi dan oo iskugu jirta Cuntooyinka hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, Cuntooyinka Itoobiya , iwm cuntooyinka fudud iyo noocyada kala duwan ee Cabitaanada kale duwan.
Maamulaha Maqaaxidani Sir Fu’aad Axmed Cali oo ah nooga waramay ujeedada loo furay Meheradani , Adeegyada kala duwan ee meheradani iyo waxaa ay kaga duwan tahay maqaaxiyaha casriga ah ee La ‘ayniga ah . Sidoo kale Meheradaani oo ay ka mid tahay meherada casriga ah magaalada laga furay sanadkaan hadda socda 2015.
no images were found
Hoos ka Daawo Maqaaxi Casri ah oo laga furay magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool
En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia