Maqaaxi Casri ah oo laga furay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.[Video/Masawiro]

November 17, 2015 - Written by Editor

3Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa laga furay Maqaaxi (Cafeteria) nooceeda oo kale aanay ka jirin magaalada Laascaanood, Maqaaxidan oo aad uga tayaysan adeegyada kale duwan ee ay Maqaaxidani laga helayo. Maqaaxidan oo loogu magic daray ‘AARAN 252’ ayaa waxaa maalgeli yay Qurba joog u dhalatay gobolka Sool , Maqaaxi dan oo iskugu jirta Cuntooyinka hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, Cuntooyinka Itoobiya , iwm cuntooyinka fudud iyo noocyada kala duwan ee Cabitaanada kale duwan.

Maamulaha Maqaaxidani Sir Fu’aad Axmed Cali oo ah nooga waramay ujeedada loo furay Meheradani , Adeegyada kala duwan ee meheradani iyo waxaa ay kaga duwan tahay maqaaxiyaha casriga ah ee La ‘ayniga ah . Sidoo kale Meheradaani oo ay ka mid tahay meherada casriga ah magaalada laga furay sanadkaan hadda socda 2015.

no images were found

Hoos ka Daawo Maqaaxi Casri ah oo laga furay magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool

En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online