Maandooriyaha iyo dhibaatooyinka uu kuhayo bulshada Sheekh Dr.Abdulaziz
(November 13, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh Dr.Abdulaziz waxaana uu Sheekhu uga hadlay mmuxaadaradiisa Maandooriyaha iyo dhibaatooyinka uu kuhayo bulshada Islaamk
Xafladda Arday ka Qalin-jabisay Mac-hadka Khadiija Bintu Khuwaylid ee Garowe [Masawiro]
(November 12, 2015)
Garoowe:-Maanta oo ah maalinimo Khamiis ah, taariikhduna ku beegantahay 12-11-2015, waxaa ka dhacay hoolka jaamacadda Bariga Afrika xaflad lagu maamuusayo ardey ka qalin-jabisay machadka diiniga ah ee
Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shirkoodii maanta Qodobo ka soo saaray
(November 12, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Ammaanka, Safarkii Mada
Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA.[Dhagayso]
(November 11, 2015)
London:-Magaalada Valleta ee Jaziiradda Malta waxaa maanta ka furmay shir ay isugu yimaadeen madaxda dalalka Midowga Yurub iyo kuwa qaaradda Africa iyadoo shirkaasi diiradda lagu saarayo sidii dhaqaal
Sh.Bilal Philips oo la kulmay Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garowe.[Masawiro]
(November 11, 2015)
Garoowe:-Kulankan wuxuu ka dhacay Madasha Shirarka ee Jaamacada waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socday Dowladda, Maamulka, Macalimiinta iyo dhamaan ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Faraca Garo
Xarunta AL-UMMAH oo 66 Arday oo Quraanka dhamaysay Shahaadooyin lagu gudoonsiiyay.[Masawiro]‏
(November 11, 2015)
Waxaa habaynkii Axada 07/11/2015 lagu Qabtay Xarunta AL-UMMAH ee Lusaka- Zambia Xaflad Balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb galeen dad aad u tira badan oo kooban dhamaan Qay
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay guddiga qiimaynta khasaarihii duufaanada MEGH
(November 11, 2015)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magacaabay guddiga qiimeeya Khasaarihii ka dhashay Duufaanihii ku dhuftay deegaanada ku yaal Xeebaha Gobolka Bari ee Pun
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Daahfuray mashruuca daadejinta adeegga wadooyinka Puntland.[Masawiro]
(November 11, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-11-2015 si rasmi ah xariga uga jaray mashruuca daadejinta adeegga wadooyinka Puntland . Ugu h
Raisulwaasaraha DFS oo khudbad ka jeediyey Shirkii Golaha Amaanka (Daawo)
(November 10, 2015)
Raisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa khudbad ka jeediyey Shirkan Golaha Amaanka ee QM waxaana shirkaas goobjoog Ergayga UN ka ee Soomaaliya Amb Nicholas Kay wuxuuna si kooban ug
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America
(November 10, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, halkaa oo uu kaga qeybgeli doono Shir Madaxeedka

« Previous PageNext Page »