Ra’iisal Wasaaraha DFS oo dhagax dhigey safaarada Soomaliya ee dalka Kenya

November 7, 2015 - Written by Editor

CumarRa’iisul Wasaaraha DFS  Cuma Cabdrishiid Cali ayaa maanta dhagax dhigey dib u dhis lagu sameynayo safaarada ay dowlada Soomaaliya ku leedahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Munaasabada  dhagax-dhigga dib u dhiska safaaradda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeybgalay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ganacsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi.

Ra’iisul wasaare DFS ayaa khudbad ka jeediyey xaflada ayaa waxaa uu u mahad u celin dadkii gacanta weyn ka qaatay dib u soo celinta dhulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, wuxuuna sheegay in xukuumadiisa ay wado dib u habeyn dhamaan safaaradaha Soomaaliya ay ku ledahay dalka dibadiisa.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka codsaday dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya inay ka qeyb qaataan dib u habeynta Safaarada. Dhulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa gacanta dowladda Soomaaliya ugu soo laabtay sanadkii 2010-kii kaddib dacwad dheer oo lala galay nin Hindi ah oo dhulkaasi iibsaday,

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online