Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray degmada Cadaado

November 27, 2015 - Written by Editor

sharmaakeCadaado:-Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa goor dhaw waxaa uu gaaray Magaalada Cadaado oo xarunta Maamulka Gal-Muudug. Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa safarkiisa waxaa ku weheiya Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS C/raxamaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Xildhibaanno ka soo jeeda Gobolka Mudug.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa u jeedkiisu ay tahay si xal looga gaari ahaa iska horimaad hubaysan oo u dhex maray xaafadda Garsoor ee magaalada Gaakacyo Puntland iyo Gal-Mudug.

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa la filayaa isla maanta in uu soo gaaro magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland isagoo kulan gaar ah la qaadan doono Madaxda Puntand

M_M_Deeq
Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online