Wafdi culumo ah uu hogaaminayo Sh Bashiir Axmed Salaad oo tegay Gaalkacyo.[Masawiro]

November 3, 2015 - Written by Editor

DSC05286Gaalkacyo:-Waxaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee caasimada Gobalka Mudug maal mihii la soo dhaafay wafdi culumo ah oo uu hogaaminayo Sh.Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ,isla markaasna ah Amiir jamaacadda Al-ictisaam Bilkitaab Wassunah waxaa sidoo kale Shiikha safarkiisa ku wehliyay Sh.Axmed C/samed iyo Sh .Axmed Muxamed Faarax (Sh Axmed dheeli).
Wafdiga ayaa magaaalda ku sugnaa dhowr maalmood iyagoo kalmado qiimo badan ka jeedshay xarumo kale dugan sidda Machadka Al-faaruuq ee barashada Shareecada islaamka iyo Luqada Carabiga iyo sidoo kale Jaamacadda Bariga Africa xarunteed Gaalkacyo.

Culumada ayaa kulamo gaar ah layeeshay ducaadda magaalada qaybaheeda kala duwan iya goo usoo jeedshay kal mado qiimo badan kalana had lay kashaqaynta faafinta diinta iyo kashaqaynta hormarka iyo wax tarka dadka iyo dalka intaba,Ducaada ayaa si diiran usoo dhaweeyay booqashada Culumada Ee magaalada Gaalkacyo ,waxayna isway daarsadeed Ducaada iyo culumado war bixino kusaabsan Xalada ay kusugan tahay Dacwadu iyo sidii loo sii kor yeeli lahaa .

no images were found

Mu’asasada Al-minhaaj
Galkacyo Somaliya.

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online