Wareegii koowaad ee doorashada gudoomiye baarlamaanka Puntand oo soo dhamaatay
November 9, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland, ayaa saaka oo Isniin ah waxaa baabeen in ay doortaan Gudoomiye cusub, ee baarlamaanka Puntand ka dib markii Gudoonkoodii hore is-casilay Musharaxiinta xilka u tartamayey oo ahaa saddex ayaa wareegii koowaad waxaa ay kala helleen sidda soo socota.
1. Axmed Cali Xaashi Oo heley 40-Cod
2.Cabdixakiin Dhooba-daareed Oo Heley 19-Cod
3. Siciid Cabdi Samatar (Surcad) Wuxuu Heley 3-Cod
Sidaas Darteed waxaa Wareega 2aad u soo gudbay Axmed Cali Xaashi, iyo Cabdixakiin Dhoobadaareed, wxaaa la saadaalinayaa in Axmed Cai Xaashi uu xika ku guulaysto maadaama taageero uu ka haysto Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Gaas
M_M_Deeq
Halgan.net