Wareegii koowaad ee doorashada gudoomiye baarlamaanka Puntand oo soo dhamaatay

November 9, 2015 - Written by Editor

DSC06400Garoowe:-Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland, ayaa saaka oo Isniin ah waxaa baabeen in ay doortaan Gudoomiye cusub, ee baarlamaanka Puntand ka dib markii Gudoonkoodii hore is-casilay  Musharaxiinta xilka u tartamayey oo ahaa saddex ayaa wareegii koowaad waxaa ay kala helleen sidda soo socota.

1. Axmed Cali Xaashi Oo heley 40-Cod

2.Cabdixakiin Dhooba-daareed Oo Heley 19-Cod

3. Siciid Cabdi Samatar (Surcad) Wuxuu Heley 3-Cod

Sidaas Darteed waxaa Wareega 2aad u soo gudbay Axmed Cali Xaashi, iyo Cabdixakiin Dhoobadaareed, wxaaa la saadaalinayaa in Axmed Cai Xaashi uu xika ku guulaysto maadaama taageero uu ka haysto Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Gaas

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online