![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/vlcsnap-2016-02-28-00h51m57s39-1.png)
(February 29, 2016)
Garoowe:-Waxaa booqday garoonka diyaaradaha ee Garoowe waxgarad, Issimo iyo maamulka Gobolka Nugaal iyagoo u kuurgalay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo uu ku socdo dib u dhi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/Ahmed-Madobe.jpg)
(February 29, 2016)
Kismaayo:- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa dib ugu laabtay xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dib markii uu ka soo qayb galay shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya uu ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(February 29, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu soo laabtay dalka, si uu uga qey
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/BANDEROLL300x150cm-01.jpg)
(February 29, 2016)
Malmö:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö ee dalka Sweden in lagu qaban doono magaalada Malmö Mutamar Islaami ah oo ay soo qabanqaabiyeen Islamisk Kul
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/2-1.jpg)
(February 29, 2016)
Linköping:-Culimada iyo aqoonyahanada magaalada Linköping, ayaa shalay soo bandhigay warbixin la xiiriirta kharashka ku baxaya xafladaha aroosyada Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sweden ga
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/fiqi.jpg)
(February 29, 2016)
WASHINGTON DC:-Waxaa sii kordaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Tirada dhimashada ayaa iminka ka badan 30, in ka badan 60 kalena w
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/axmed.jpg)
(February 29, 2016)
Kismaayo:-Waa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Madaxweynaha Jubbaland axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe waxaan waraysigaan la yeeshay Tv-ga Somalicabel xili uu shir u saabsan arrimaha Soomaaliya u
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/IMG_16751.jpg)
(February 29, 2016)
Boosaaso:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdi xakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Feb-29-2016 waxaa uu xadhigga ka jaray waddo laami ah oo laga h
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/qarax.jpg)
(February 28, 2016)
Baydhabo:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay labo qarax oo waaweyn kuwaas oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo qof is miidaamiyey oo isku
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/02/1-6.jpg)
(February 28, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah magaalada Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|