Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay Puntland ka caawiyaan Abaaraha.[Cod/Masawiro]
(February 5, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05-Feb-2016 kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira kuwo c Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Ergaygga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay (SRSG) Michael Keating
(February 4, 2016)
Kismaayo:- Ergaygga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa waxaa uu soo dhaweeyay ogolaanshaha hoggaamiyaasha maamulka Jubbaland ay ogolaadeen go'aankii Xaalada Caafimaad ee Sh Maxamed Cabdi Umal oo aad u Wanaagsan
(February 4, 2016)
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu baryahaan danbe u joogay dalka India xaalada Caafimaad waxaana Sheekh lagu sameeyey qaliin dhanka kilada ah oo buro yar laga jaray xaaladiisa caafimaadna aad ay

(February 4, 2016)
Garoowe:-Soo dhoweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qabayb qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Puntland

(February 4, 2016)
Qardho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Ballaadhan oo uu hoggaami nayo ayaa saaka 04-Feb-2016 kasoo amba-baxay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari isagoo ku

(February 3, 2016)
Boosaaso:-Xildhibaan Prof Cabdirisaaq Juurile oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadlaya dilka ganacsade AUN Xirsi Aduunyo. Mudane Cabdirisaaq Juurile aya

(February 3, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalk

(February 3, 2016)
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu baryahaan danbe u joogay dalka India xaalada Caafimaad waxaana Sheekh lagu sameeyey qaliin dhanka kilada ah oo buro yar laga jaray xaaladiisa caafimaadna aad ay Sh Daahir Aw-Cabdi ”Kuwii dilay Ganacsade Xirsi Aadan waxay cadaw u yihiin horumarka iyo Midnimada reer Boosaaso.[Dhagayso]
(February 3, 2016)
Boosaaso:-Waxaa saaka lagu aasay Qabuuraha magaalada Boosaaso allaha u naxariistee Ganacsade Xirsi Aadan Galaf (adduunyo ) oo xalay 4 dhalinyaro ah oo hubaysan ay u fileen duleedka Boosaaso ee Gobolka

(February 3, 2016)
Burco:-Jaamacadda Najaax waa Mu’asasad Cilmi ah, oo leh ujeedooyin Xeeldheer Waxaana Aasaasay Aqoonyahanno ku Takhasusay Culuumta Islaamka . Waa jaamacaddii ugu Horaysay ee Islaami ah ee Laga Furo S
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|