
(June 7, 2016)
Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Abu-Dhabi ee Caasimada Wadamada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6 june 2016 booqday Gara

(June 6, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya u sheegay in lama huraan ay tahay inay dib dalko

(June 5, 2016)
Muqdisho:-Ciidan ka tirsan DFS gaar ahaan kuwa Nabadsugida ayaa gaccanta ku dhigay 5 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10-qof oo Soomaali ah kuwaasi oo iibinayay hub ,Shidaal iyo Agab milatari.

(June 5, 2016)
Copenhagen:Maamulka Midowga Maraakizta Soomaaliyeed ee Denmark, waxay guud ahaan ummadda muslimiinta ah,gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu tahniyadaynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

(June 5, 2016)
Mecca:- Maamulka iyo howlwadeenada Halgan.net waxay ugu hambalyeynayaan umadda muslinka ah guud ahaan gaar ahaa bulshada Soomaaliyeed dal iyo dibadba bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana dha Madaxweynaha DFS oo la filayo inuu gaaro magaalada Nairobi ee dalka Kenya
(June 5, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud la filayo in uu saaka gaaro magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha DFS a Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(June 4, 2016)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay 7 Shay oo laga r

(June 4, 2016)
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa galabta gaadhay magaalada Abu-dhabi ee caasimada wadamada isutaga imaaraadka carabta, kadib mar

(June 4, 2016)
Carmo:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamusayo arday ka qalin jebisay Machadka Ibnu Taymiya ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay isla xarunta Machadka, xafladdaan oo ay

(June 4, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qeybgaley munaasabad ka dhacde
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|