Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Boosaaso ku qaabilay Michael Keating (Masawiro)
(November 7, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 07 November, 2016 wuxuu xafiiskiiska madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Boosaaso ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xo
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Micheal Keating oo gaaray magaalada Boosaaso
(November 7, 2016)
Boosaaso:-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,waxaana la filayaa in uu kulan gaar
Kuwa inkirsan Axadiista Nabiga CSW Taariikhdooda Shubuhaadkooda Sh Maxamuud Shible (Daawo)
(November 6, 2016)
Nairobi:-Nadwo cilmiyeed xalay ka dhacday Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlay Sunada iyo Booska ay ku leedahay diinta Islaamka  iyo kuwa inkira waxaana n
Sunada iyo Booska ay ku leedahay diinta Islaamka Nadwo xalay lagu qabtay Nairobi (Daawo)
(November 6, 2016)
Nairobi:-Nadwo cilmiyeed xalay ka dhacday Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlay Sunada iyo Booska ay ku leedahay diinta Islaamka waxaana nadwada ka qeyb gal
Dagaal ka dhacay saaka magaalada Gaalkacyo oo geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhawac .
(November 6, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaalka saaka ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo uu geystay khasaaro leh dhimasho
Madaxweynaha DFS oo soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka
(November 5, 2016)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta Dowlad Goboleedka Puntland. Dow
Nadwo Looga Hadlayey Xaaladaha abaareed iyo colaadeed oo lagu qabtay Boosaaso (Masawiro)
(November 4, 2016)
Boosaaso:-Habeenimadii Jimcada soo galaysay waxaa Masjidka Weyn Al- Rowda Boosaso Lagu Qabtay Nadwo Kooban oo aad Muhiim u ah . Nadawadaa oo ay qayb galeen Qaarka Mid ah Culimada ugu caansan Soomaaliy
MaJliska Al-Bayaan Islamic ee Koonfur Afrika oo Bayaan ka soo saaray Colaada Gaalkacyo
(November 4, 2016)
Johanneaburg:-Nadwo Balaaran Oo Lagu Qabtay Maalintii Arbacada 02/11/2016 Ahayd Magaalada Johanneaburg ee dalka koonfur Afrika , Nadwadaa Oo ay Soo qaban qaabiyeen Majliska Albayaan Ayaa Waxay Bilaaba
In ka badan 239 Muhaajiriin ah ku dhimatay Xeebaha Liibiya
(November 3, 2016)
Libya:-In ka badan 239 muhaajiriin ah ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku dhinteen laba doonyood oo ay saarnaayeen tahriibayaal kuwaas oo ku degay meel ka baxsan xeebaha Liibiya, sida ay sheegayaan wakaa
Sheekh Dr Faysal Maxamed Ali oo Muxaadaro taxane ah ka jeediey magaalada Nairobi (Daawo)
(November 3, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaraad taxane ah oo uu Sheekh Dr Faysal Maxamed Ali ka jeediyey magaalada Nairobi oo uu socdaal dacwo ku joogo sheekhu . Sheeekh Dr Faysal Maxamed Ali aya

« Previous PageNext Page »