Gabdhaha Ducaada Gobolka Nugaal o ka digay Tartanka gabdhaha Kubadda Kolayga iyo dilalka qorshaysan.[Cod/Masawiro]

December 25, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-12-25-09h02m04s677Garoowe:-Kulan ay iskugu yimaadeen Haweenka Dacwada ee Goblka Nugaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Gabdhaha xijaabka loogu bedalay Surweelka iyo sidoo kale Dilalka qorashaysan ee ka dhacay magaalada Boosaaso. Dumarka ka shaqeeya Horumarinta Dacwada ee Gobolka Nugaal ayaa galabtay ku qabtay shir saxaafadeed Masjidka Al-raxma ee Magalada Garoowe waxayna ay sheegeen in ay ka xun yihiin In gabdho Muslimiin ah intii Xijaabkii laga dhigay loogu badalay Saraawiil taas oo ay ku tilmaameen wax laga Xumaado .

Dhanka kale waxay wax laga Xumaado ku tilmaameen In la banaysto dhiiga Muslimiinta waxayna cabaareeyeen Dilalka ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Hoos ka Dhagayso Bayaankii haweenka Dacwada Gobolka Nugaal

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/12/Baaqa-Haweenka-Gobolka-Nugaal.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online