Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays oo ka waramay dagaal dhex maray Daacish iyo Ciidanka Puntland.[Dhagayso]

December 3, 2016 - Written by Editor

qandalaBoosaaso:-Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay hawlgalka milatari ee ka dhanka ah maleeshiyada taabcsan ururka Daacish ee muddada 37-ka maalmood ah gacanta ku haysa magaalada Qandala ee gobolka Bari. Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) oo hoggaaminaya weerarka ku wajahan Qandala ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey VOA ku sheegay in saaka dagaal dhexmaray ciidamada maamulka iyo maleeshiyada Daacish ayna dileen 7 maleeshiyo ah. Haaruun Macruuf ayuu ugu warramay khadka telefoonka isaga oo ku sugan meel 50 KM u jirta Qandala.

Hoos ka Dhagayso Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo)oo u waramay VOA

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/12/03/8737bce1-3786-43ff-aef0-1af4eb1a6eb1.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online