Gudiga doorashada heer federal oo diiday doorasho shalay ka dhacday Jowhar.
December 11, 2016 - Written by Editor
Jowhar:-Guddiga dowlada Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorasho la sheegay in doorashadii shalay kadhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/Dhexe .
Warsaxaafadeedka ay soo saareen Guddiga dowlada Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD)ayaa waxaa uu u qornaa sidan.[nggallery id=1930]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

