Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saartay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya
December 11, 2016 - Written by Editor
Muqdisho:-Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa soo saartay Baaq ku aadan xaalada abaaraha ee ka jira guud ahaan dalka Soomaaliya waxaan hay’adda ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay isku gurmadaan Allana ay u tooban keenaa.
Hoos ka eeg baaqa Hay’adda culimada Soomaaliyeed ay ka soo saartay xaaladdaha abaaraha.
[nggallery id=1932]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

