Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Mr Andrei Karlov oo la Khaarajiyey (Daawo)

December 19, 2016 - Written by Editor

2Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Mr Andrei Karlov ayaa lagu dilay magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga waxaana toogtay askari ka tirsan ciidanka dalka Turkiya oo fasax ku jiray.
Safiirka Ruushka ayaa ku sugnaa meel Madxaf oo ka socotay bandhig Farshaxan oo lagu muujinayey Taariikhda .

Askariga dilay Safiirka Ruushka Mr Andrei Karlov ayaa ku qayliyey Alahu Akbar wuxuuna yiri adinka Xalab baad nagu dileysaan idinkana Ankara baan idinku dileynaa.

Ciidanka Amaanka dalka Turkiya ayaa la sheegay in ay toogteen askariga dilay safiirka dalka Ruushka u fadhiyay magaalada Ankara Mr Andrei Karlov.

Hoos Ka Daawo Qaabkii loo toogtay Safiirka Ruushka u fadhiyay magaalada Ankara Mr Andrei Karlov

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online