Shir jaraa’id oo uu Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali uga hadlayo xaalada Abaarta ee ka jira Puntland.[Daawo]

December 14, 2016 - Written by Editor

gaasGaroowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 Dec, 2016 shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa oo ku yaalla Madax tooyada Garoowe wuxuuna si faahfaahsan uga xog waramay warbaahinta caalamka iyo warbaahinta gudaha xaaladda abaaraha ee xiligan ka jira Puntland, isagoo tilmaamay in xaaladdu ay marayso meel aad u adag isla markaana ay u baahan tahay in lasii xoojiyo gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaruhu ku habsadeen.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Dawladdu ay hore ugu deeqday Hal Milyan oo doollar ( 1 Million Dollar) lacagtaas oo goor horeba gurmad loogu fidiyay dadka ay abaaruhu saamaynta u gaysteen ee ku dhaqan deegaanada Puntland, isagoo beesha caalamka iyo ha’adaha deeqaha bixiya ku adkeeyey inay kaalin muhiim ah ka qaataan gurmadka abaaraha Puntland.

Hoos ka Daawo Shir jaraa’id Madaxweynaha Puntland uga hadlayo xaalada Abaarta

–DHAMMAAD–
Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online