Taliyaha la dagaalanka argagixisada Puntland Gen.Muxiyadiin oo fariin adag u diray Garsoorka Puntland.[Dhagayso]
December 2, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Gen.Muxiyadiin Axmed Muuse, oo waraysi ayaa eed u soo jeediyey garsoorka dowladda Puntland isagoo ku eedeeyey in ay xukun fudud ku xukumaan dadka maandooriyaasha lagu qabto oo fasaadinaya shacabka ku dhaqan deegaanaad Puntland.
Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada dowladda Puntland Gen.Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa sheegay in ay la dagaalami doonaa kuwa ka shaqeeya maandooriyasha iyo gacanta siiya kooxaha Al-shabaab ee amaanka Puntland wax u dhimaya.
Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Gen.Muxiyadiin Axmed Muuse.
M_M_Deeq
Halgan.net