Taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Boosaaso

December 15, 2016 - Written by Editor

saxBoosaaso;.Waxaa goor dhawayd koox  hubaysani oo aan heybtooda la aqoon ay ku dhaawaceen Magaalada Bosaaso taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland Gaashanle dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi

Dhaawaca taliye ku-xigeenka ayaa lagu soo waramayaa in uu Culus yahay waxaana la dhigay Isbitaalka weyn ee magaalada Bosaaso.

Taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland Saxardiid Jaamac Cabdi ayaa ku sugnaa xilga la dhaawacayey agagaarka Hotel Madiina mana uusan wadan taliyaha wax ilaalo ah madaama ay magaalada Boosaaso tahay magaalo aamin ah.

Kooxda Dhaawac u geystay Taliye ku-xigeenka 3-aad ee Booliska Puntland Gaashanle dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi ayaa goobta ka baxsaday waxaana soo gaaray goobta ciidamada amaanka magaalada Boosaaso iyaga oo howlgal ka bilaabay aaga lagu weeraray Taliyaha

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online