Xaflad Jaa’iso Cilmiyed lagu Godon siiyay Ardayda Xalaqaadka Sh Dahabi Ee Garoowe (Masawiro)
(August 12, 2017)
Garoowe:-Xafladdan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay kasoo qayb galeen Xubno Matalayay Wasaarada Cadaalada Puntland /Culimada Diinta /Madaxda Dhaqanka/ Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj/Sheekh C/ri
Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka ka dhex socda Al-Shabaab iyo Abuu Mansuur
(August 11, 2017)
Baydhabo:-Kooxda Al-shabaab ayaa maanta mar kale weerartay Saldhigga uu wadaadka Abu Mansuur Roobow ku leeyahay duleedka deegaanka Abal  waxaana dagaalka uu socday mudo ka badan 2 saac waxaana da
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Maxamed Umal (Daawo)
(August 11, 2017)
Nairobi:-Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga h
Shirka Golaha Wasiirada ee JFS oo looga hadlay Amniga iyo Arimo kale oo Muhiima
(August 10, 2017)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka loog
Golaha Wakiilada Dawladda Puntland oo Ansixiyey Golaha Wasiirada Puntland (Masawiro)
(August 10, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta 10 August 2017 ka qayb galay kalfadhiga 39-aad fadhigiisa 22-aad oo ay Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ku Ansixiyeen Golaha Wasiirada Da
Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed oo lagu soo Afmeeray Qardho
(August 9, 2017)
Qardho:-Nadwo cilimiyeed lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana na
Guddiga Doorashada Kenya : Waan baari doonaa in la jabsaday habka doorashada
(August 9, 2017)
Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya Wafula Chebukati oo shir jaraa'id ka hadlay ayaa sheegey in natiijada kama dambeysta ah lagu shaacin doono muddo 7 maalmood ah. Waxa uu sheegey in natiijooyinka
Dagaal Dhex Maray Al-Shabaab iyo Abu Mansuur (Dhageyso)
(August 9, 2017)
Baydhabo:-Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal uu dhex maray maleeshiyada Al-Shabaab iyo kooxda taabacsan wadaadka horey uga goostay ee Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur. Daga
Qasriga Madaxtooyada Garoowe oo Maanta lagu Dhaariyey Laba Wasiir iyo Hal Wasiir Ku-xigeen oo kamida Golaha Wasiirada Cusub.
(August 9, 2017)
Waxaa Madaxtooyada Garoowe ee caasimadda Puntland maanta 09 August 2017 lagu dhaariyey laba Wasiir iyo hal Wasiir ku-xigeen oo kamida golaha Wasiirada cusub ee Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi
Dr Maxamed Jaamac oo caawa ku geeriyooday dalka Talyaaniga
(August 8, 2017)
Rooma:-Allaha ha u naxariistee waxaa goordhowayd oo caawa ku geeriyooday magaalada Rooma ee xarunta wadanka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhaqtirkii neerfaha ee ka howlgali jirtay magaalada Gaa

« Previous PageNext Page »