Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli oo Garoowe Dib Ugu Soo Laabtay (Masawiro)
(November 8, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminyo ayaa maanta 08 Nov 2017 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ka gadaal muddo laba todobaad ah oo ay Muqdisho kag
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ergeyga QM Ee Soomaaliya.
(November 8, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 08 Nov 2017 waxa uu kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cade International Airport wakiilka qa
Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga (Masawiro)
(November 7, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Wasiiru Dowlaha Wasaaradda ahna Kusimaha Wasiirka iyo Saraakiish
Ciidanka Amniga Puntland PSF oo howl gal ka fuliyey deegaanka Timirshe ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(November 7, 2017)
Boosaaso:-Ciidamada Puntland ee PSF ayaa waxaa hawlgalo ciidan ka fuliyeen deegaanka Timirshe iyo weliba Buuraleyda Cal-miskaad oo ay gobo ka mid ah ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Daacish. Bartilm
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaliya oo gaaray magaalada Kismaayo
(November 7, 2017)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose uu ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliy
Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada oo la kulmay Xildhibaanada Aqalka sare (Masawiro)
(November 6, 2017)
Kulankan oo ay Mudanayaasha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la yeesheen Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka ee xubinta ka ah dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay xarunta
Wasiirka amniga JFS oo Doha kula kulmay guddoomiyaha ammaanka guud ee dalka Qatar (Masawiro)
(November 6, 2017)
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow, oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa halkaasi kula kulmay guddoomiyaha ammaanka guud ee dowladda Qatar, Gen Sacad Bi
Taliyaha Ciidanka badda Puntland oo beeniyey in Askari ka tirsan Ciidankiisa uu fal kufsi ah u geystay gabadh 15 jir ah.[Dhagayso]
(November 6, 2017)
Boosaaso:-Taliyaha Ciidamada badda Xeebaha Puntland Admiraal C/rsaaq Diiriye Faarax oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu beeniyey in ninka falka kufsiga ah u geystay gabadha Soomaaliyeed uusan ka ti
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in hoggaamiyihii Daacish Cabdulqaadir Muumin uu ka Badbaaday Duqayntii Gobolka Bari.[Dhagayso]
(November 6, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in hoggaamiyihii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin in
Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo Munaasabad Sagootin Ah U Sameeyey Ku-xigeenka Madaxa UNDP Soomaaliya.[Masawiro]
(November 6, 2017)
Garoowe:-Madaxwayne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camay ayaa caawa oo ay taariikhdu Tahay 05 Nov 2017 waxa uu Xaflad Sagootin ah ugu sameeyey qasmiga Madaxtooya

« Previous PageNext Page »