Madaxweynaha Puntland oo Digreeto Magacii Kaga Bedeley Wakaaladda Wararka Puntland
(December 20, 2017)
Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 December, 20, 2017 Wakaaladda Wararka dawladda Puntland.