Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hor-yimid go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir (Dhageyso)
(December 21, 2017)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ka hor-yimid go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir uu ku siidaayey C/raxmaan C/shakuur Warsame ay ku soo eedeysay Xafiiska Xee
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Degmada Burtinle ee gobalka Nugaal (Masawiro)
(December 21, 2017)
Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar shaqo ku tegey magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal. Weftiga
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliy oo war ka soo saaray xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur
(December 21, 2017)
Muqdisho:-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war uu warsaxaafeed ka soo saaray khilaafka ka dhashay dil bareer ah oo loo geystay ilaalada siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xarig