Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(December 22, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay m
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Taliyihii Qaybta Gobolka Cayn.
(December 22, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyey geerida Alle hawnaxariistee marxuun Gaashaanle Sare Maxamuud Jaamac Cali oo ahaa taliyaha qaybta Booliska gobolka
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS oo gaaray Garoowe.[Masawiro]
(December 22, 2017)
Garoowe:-Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland. Wafdiga ayaa waxa