Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo dib u furay dacwadii C/rahman Abdishakuur
(December 27, 2017)
Muqdisho:- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh. Ibraahim Maxamed ayaa qoraal uu soo saarat waxaa uu ku sheegay in kiiska dacwada loo heysto Siyaasi C/raxmaan C/shakuur, in
Madaxweynaha dowladda Puntland oo Maamulka Gal-Mudug ay si weyn u soo dhaweeyeen[Masawiro]
(December 27, 2017)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 27 December 2017 waxaa si balaadhan koon furta magaalada