Madaxweyne Farmaajo “Waxaa sharaf weyn ah in aan dib u hanannay maamulka iyo maareynta hawadeenna.”
(December 28, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya Madaxweynaha oo xarigga ka j
Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Kulan Laqaatay xubnaha Golaha Deegaanka Gaalkacayo.
(December 28, 2017)
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 december 2017 waxaa uu kulan laqaatay xubnaha golaha deegaanka ee degmada Gaalkacayo. Kulanka uu Madaxwaynuhu Laqaatay Gola
Kitaab Saxiixul Bukhaari Sh Cnaasir Xaji Axmed Abu Maxamed Xafidahulaah (Daawo)
(December 28, 2017)
Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbineynaa caawa Kitaabka Saxiix Bukhaari oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaaji Axmed (Abu Maxamed) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaamica magaalada Laas
Mu,tamarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Ugandha oo la soo gabagabeeyey (Masawiro)
(December 28, 2017)
Kampala:-Waxaa markii bisha ahayd 26/12/2017 lsoo gabagaboobay Mu,tamarkii 9aad ee Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Ugandha gaar ahaan magaalada Kampala ee xarunta dalkaas waxaana lagu qabtay