Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay amniga , Diyaar Garowga 8-da Janaayo
(December 14, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha wasiirada dowlda Puntland oo looga hadlay amniga , Diyaar Garowga 8-da Janaayo iyo Arrimo kale. Hoos ka akhriso Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay amniga ,
Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska 18 Askari ayaa nooga dhintay qaraxii saaka.[Dhagayso]
(December 14, 2017)
Muqdisho:-Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska, ahna taliye ku xigeenka Booliska Dowladda federalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa waxaa ka warbixiyey qarax saaka lala beegsada
Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la joojiyo shir ka dhacaya Baydhabo
(December 14, 2017)
Baydhabo:-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu qoraal ka soo saaray shir uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu doon
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Tacsi u direy Ehellada Askartii ku geeriyootay qaraxii ka dhacay xarunta Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye,
(December 14, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa tacsi u direy ehellada askartii geesiyaasha ahaa ee naftooda ku waayay falkii argagixiso oo saakay ruux
Madaxweynaha S/land Muuse Biixi oo magacaabay Golahiisa wasiirada
(December 14, 2017)
Hargeysa:-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu magacaabay Golahiisa Wasiirada kadib markii shalay uu si rasmi ah loogu wareejiyey xilka Madaxweynaha cusub ee maamulka S/lan
Al-shabaab oo qarax la beegsaday xarunta Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye
(December 14, 2017)
Muqdisho:-Waxaa maanta qarax is miidaamin ah uu ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen.Kaahiye ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dib markii qof soo labistay darsiga ciidanka Boolis