Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliy oo war ka soo saaray xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur
December 21, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war uu warsaxaafeed ka soo saaray khilaafka ka dhashay dil bareer ah oo loo geystay ilaalada siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xarigii loo geystay isaga falkaas oo ay ka danbeeyeen Ciidanka Nabad Sugidda Qaranku dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Daawo warsaxaafadeedka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net