Madaxweynaha DFS Farmaajo oo furay shir looga hadlay amniga iyo shir ka dhici doonaan London
December 4, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow waxaa uu si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Wejiga Labaad ee shirkii London oo looga hadlayo Arrimaha dalka Soomaaliya.
Shirkaan ayaa waxaa shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxaan ka qayb galaya dhamaan madaxda Dowladda Soomaaliya, weliba kuwa Dowlad goboleedyada iyo Beesha caalamka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa intii uu socdo shirkaan waxaa lagu eegi doonaa arrimaha amniga iyo siyaasada dalka Soomaaliya iyo horumarka ay ku tilaabsaday dowladda Federaalka Soomaaliya.
A/cawaale
Halgan.net