
(December 24, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 24 December 2017 safar shaqo ku gaadhey magaalada Gaalkacayo ee x

(December 24, 2017)
Garoowe:-Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda

(December 23, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga ee Sooma

(December 23, 2017)
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee xiriirka goleyaasha Ahna Afhayeenka Dawladda Puntland ayna ka mid ahaayeen Agaasimeyaal kala ah Wasaaradda shaqada sh Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(December 22, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay m

(December 22, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyey geerida Alle hawnaxariistee marxuun Gaashaanle Sare Maxamuud Jaamac Cali oo ahaa taliyaha qaybta Booliska gobolka

(December 22, 2017)
Garoowe:-Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland. Wafdiga ayaa waxa Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hor-yimid go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir (Dhageyso)
(December 21, 2017)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ka hor-yimid go’aankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir uu ku siidaayey C/raxmaan C/shakuur Warsame ay ku soo eedeysay Xafiiska Xee

(December 21, 2017)
Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar shaqo ku tegey magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal. Weftiga

(December 21, 2017)
Muqdisho:-Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war uu warsaxaafeed ka soo saaray khilaafka ka dhashay dil bareer ah oo loo geystay ilaalada siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xarig
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|