
(February 14, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Galabta 14 Feb 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madaxweyn

(February 14, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre oo ay waheliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee So

(February 14, 2018)
Boosaaso:-Waxaa ilaa mudo 7 cisho ah ka socda magaalada Boosaso dadaal balaadhan oo lagu dhisayo Dekedda macmalka ah oo la doonayo in lagu badbaadiyo doon weyn oo sidda agab kale duwan oo ku soo caari

(February 13, 2018)
Muqdisho:- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo abuur loo sameynayo dhalinya

(February 13, 2018)
Garoowe:-Wafdi uu hoogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi raxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Gudigga La-socodka Dib-U-

(February 13, 2018)
Garoowe:-Waa qaar ka mid ah culimada iyo ducaada ku nool magalada Garoowe oo ka qayb galay kulan ka dhacay xarunta wasaaradda cadaalada iyo arrimaha diinta dowladda Puntland waxaan looga hadlay arrima

(February 12, 2018)
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya ay saaka weerar ku qaadeen degaanno ay hore ugu sugnaayeen kooxda al-Shabaab, kuwaas oo dhinaca galbeeed ka Hay’adaha ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo Kulmay
(February 12, 2018)
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la qaateen U

(February 12, 2018)
Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf ayaa kormeer ku tegey Dekedda macmalka ah ee Bosaaso oo dhismeheedu socdo waxaa ku weheliyey Wasiirka Dekedaha ee Puntland Siciid Maxmed Raagge

(February 12, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii la socday ayaa caawa 11-february 2018 ka qayb galay munaasabad casho sharaf ahayd oo gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxma
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|