Hay’adaha ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo kulmay.[Masawiro]
(February 12, 2018)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxa banaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la q
Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa ku sugan Garoowe oo la kulmay Gudoonka Wakiilada Puntland.[Masawiro]
(February 11, 2018)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka midyihiin xubno ka tirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee dib-U-
War-murtiyeedka laga soo saaray shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka dhacay Muqdisho.[Masawiro]
(February 11, 2018)
Muqdisho: Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada – Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankan
Wasiirka arrimaha dibadda S/land Farmaajo iyo Biixi ayaa Jabuuti ku Kulmi Doona (Dhageyso)
(February 10, 2018)
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib ufurmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka ah ee Soomaaliya. Shire oo shir jaraa’id ku
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo xilal ka qaaday Agaasimayaal (Akhriso)
(February 10, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa xilkii ka qaaday agaasimihi guud ee wasaarada iyo sidoo kale agaasimihi waaxda ganacsiga ee
Xaflad Xil Wareejin ah ee Mu,asasada Ummah oo ka dhacday magaalada Kismaayo (Masawiro)
(February 8, 2018)
Kismaayo:-Mu,asasada Ummah oo ah Mu,asasa ka shaqeesa dacwada, tacliimta iyo horumarinta ayaa waxay yeelatay gudoomiye fulin oo cusub, Mu,asasada oo saldhigeedu yahay magaalada Kismaayo ayaa waxaa la
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Michael Keating
(February 7, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Magalada Muqdisho Kulan Kula Qaatay Michael Keating. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa
Sh.Umal oo ka hadlay been abuur laga sameeyay dhul uu ku lahaa Kismaayo.[ Video]
(February 7, 2018)
Nairobi:-Sh Umal ayaa waxaa uu ka hadlay been abuur laga sameeyay dhulkii uu ku lahaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ,Sh.Umal ayaa been abuurka laga sameeyey waxa lagu soo beegay
Taliyaha Saldhiga Bartamaha Boosaaso oo ka waramay iska horimaad ka dhacay xalay Boosaaso.[Dhagayso]
(February 7, 2018)
Boosaaso:- Taliyaha Saldhiga Bartamaha ee Magaaladda Boosaso Yusuf Axmed Ciise ayaa waraysi kooban oo uu siiyey idaacadda SBC waxaa uu uga waramay weerarkii xalay ka dhacay saldhig Boolis oo ku yaal B
Ciidanka Amaanka Boosaaso oo Fashiliyey Weerar lagu qaaday Saldhiga Bartamaha
(February 6, 2018)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab caawa xili lagu jiray Salaada Cishe ay weerar ku soo qaadeen saldhiga bartamaha ee Bosa

« Previous PageNext Page »