Madaxweyne Farmaajo “Waa in dagaalka Tuka-raq si degdeg lagu joojiyaa”
(May 15, 2018)
Dooxa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May
(May 15, 2018)
Doha-: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka May. Madaxweynaha ayaa ku dhiirigeliyey Shacabka
Madaxweynaha JFS iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.[Masawiro]
(May 14, 2018)
Dooxa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim
Masjidka Ramadan ee Magaalada Galkacyo oo Xalay Lagu soo Gaba gabeeyay Nadwado (Masawiro)
(May 14, 2018)
Galkacyo:-Masjidka Ramadan ee Magaalada Galkacyo ayaa waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay Nadwo soconeysay Mudo Afar Habeen ah taasoo ay ka qeybgaleen culumo badan oo ka mida kuwa ugu caasan Gobalka Mu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo maanta Furey Shirka Wadatashiga Golaha Iskaashiga ee Dowladdaha Xubnaha Ka ah DFS[Masawiro]
(May 14, 2018)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ahna Guddoomiyaha golaha iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta 14 May 2018 waxaa uu ma
Madaxweyne JFS oo ay booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar.[Masawiro]
(May 13, 2018)
Dooxa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, halkaas oo ay uga bilaabat
Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo maanta furmay magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(May 13, 2018)
Muqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka ee taariikhiga ah oo ay ka qaybgalayaan in kabadan 350 qof oo isaga kala yimid gobolada iyo dalka dibadiisa. Shirka
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo
(May 13, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe 13 May 2018 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Baydhabo ee caasimad
13 Al-Shabaab ah oo lagu Diley deegaanka Xalfooleey ee gobalka Hiiraan
(May 12, 2018)
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan 13 ka mid ah maleeshiyaadka Al-shabab lagu dilay dhowr qof oo kalena ay ku dhaawacmeen dagaal saakay aroortii dhexmarey maleeshiyaad
Madaxweynaha JFS oo daah furay Barnaamijka Dariseynta Gobolka Banaadir (Masawiro)
(May 12, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta booqday Degmada Waaberi halkaas oo ay ka socotoy dardargelinta hawlaha dariseynta Gobolka Banaadir.

« Previous PageNext Page »