Madaxweynaha Puntland oo Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada Puntland ee Garoowe.(Masawiro)
(May 17, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Maanta 17 May 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland. Madaxweyna
Golaha Wasiirada JFS oo ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada (Masawiro)
(May 17, 2018)
Muqdisho:-Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada
Madaxweynaha JFS oo Umada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Bisha Ramadaan
(May 16, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shaca
Ra’isul Wasaare Kheyre oo Umada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Bisha Ramadaan(Daawo)
(May 16, 2018)
Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyada Fedreaalka Soomaaliya Kheyre ayaa Hambalyo u diray Umada Soomaaliyeed hambalyadaas oo ku aadan  bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan wuxuuna ugu baaqa
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo Hambalyo u dirtay umada Soomaliyeed
(May 16, 2018)
Muqdisho:-Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah waxay ugu hambalyaynaysaa dhamaan umadda Muslimka ah, gaarahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda bilashada bisha barakay
Maamulka Halgan.net oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaynaya Bilashada Bisha Ramadaan.
(May 16, 2018)
Garoowe:-Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Halgan.net ayaa waxay umadda Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta ugu hambalyeyneysaa bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan 1439 Hijriya. Maamul Halgan
Shirkii Madaxda Dowlad-goboleedyada Soomaaliya uga socday magaalada Baydhabo oo la soo gaba-gabeeyay.[Masawiro]
(May 16, 2018)
Baydhabo:-Shirkii Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka Soomaaliya oo maalmihii u danbeeyey ka socday magaalada Baydhabo ayaa maanta la soo afmeeray iyadoona laga soo saaray warmurtiyeed qodobo kale duwan
War Murtiyeed ka soo baxay shirkii arrimaha dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro]
(May 16, 2018)
Muqdisho:-Shirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka, oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya, Xukuumadda Jamhuuriyad
Faahfaahinta Dagaal Ka dhacay Deegaanka Tukaraq iyo dagaalkii oo Joogsaday
(May 15, 2018)
Tuka Raq:-Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya gobalka Sool ayaa sheegaya in Dagaal uu  maanta ku dhex qarxay Ciidamada Maamulka S/land iyo Puntland  oo ku suganaa deegaanka Tuka-raq ee
Madaxtooyada Puntland War-saxaafadeed ka soo saaray dagaalkii Tuka Raq
(May 15, 2018)
Garoowe:- Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.waxaana dagaalka ay ku eedeeyeen  in soo qaadeen Ciidanka Maamulka S/land . Hoos ka Akh

« Previous PageNext Page »