Madaxweyne Gaas oo booqday qaar ka mid ah xarumaha dowladda ee ku yaal Garoowe.[Masawiro]
(May 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 7 May 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha Dowladda Puntland ee ku yaala caa
Madaxweynaha Jubaland oo ku booqday Xabsiga Cabdikariim Muuse Qalbidhagax (Masawiro)
(May 6, 2018)
Addis abbab :-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta ku booqday xabi ku yaal dalka Itoobiya Cabdikariim Muuse Qalbidhagax oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF. Cabdikar
Dawladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo gaaray Heshiisyo Muhiim ah.
(May 5, 2018)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, oo ka warbixiyay safarkii Brussels iyo natiiijooyinkii kasoo baxay kulamadii uu la qaatay madaxdii kala duwa
Madaxweynaha Puntland oo Garowe Dr. Cabdiweli Gaas dib ugu soo laabatay (Masawiro)
(May 5, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 5 May 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntl
Ra’iisul wasaaraha JFS oo la kulmay Guddida ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub (EU PSC).[Masawiro]
(May 3, 2018)
Ra’iisul wasaaraha JFS Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa la kulmay Guddida ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub (EU PSC).waxaana u u gudbiyey farriin ah in xaalada dalka Soomaaliya uu soo fiicnaanay
Madaxweynaha dowladda Puntland oo shaqadii ka cayriyey masuuliyin ka tirsan Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
(May 3, 2018)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu shaqadii ka cayriyey Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo khayraadka badda , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda
Wasiir Iidaan “Warbaahinta Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa 3-da May maalinta xorriyadda hadalka
(May 3, 2018)
Muqdisho:-maanta oo kale 3-da May waa maalin ku weyn dhammaan bahda warfaafinta adduunka iyo midda Soomaaliyeed, macdamaa loo asteeyey in ay tahay maalinta xorriyadda hadalka, ugu horreyn waxaan hamba
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo shir gudoominaya shir looga hadlayo dhisidda amniga Soomaaliya oo ka furmay Brussels
(May 2, 2018)
Belgium:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, si uu uga qeyb galo shirka looga hadlayo guud ahaan ammaanka
Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qaban doono magaalada Muqdisho
(May 2, 2018)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madax banaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah u
Kulankii Guddiga Gurmadka Fatahaadaha oo Baaq deg deg ah laga soo saaray
(May 1, 2018)
Muqdisho:-Guddiga Qaran ee gurmadka Fatahaadaha oo dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasararaha xukuumada federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa Maanta yeeshay Kulankii ugu horeeyay oo

« Previous PageNext Page »