
(June 4, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 4 June 2018 uga qayb galay magaalada Baydhabo uga qayb galay shirka amniga qaranka Soomaaliya, shirkaas oo maanta ka furmay xa

(June 4, 2018)
Boosaaso:-Ciidamada difaaca Puntland ee (PSF) ayaa soo bandhigay 41 meyd oo ka tirsan kooxda Al Shabaab kuwaas lagu dilay hawlgal ay qaadeen kadib markii Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ay weerar gaa

(June 3, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka Golaha Amniga Qaranka

(June 3, 2018)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbe Madaxweynaha dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo u safray magaalada Baydhabo.[ Video]
(June 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanata u safaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay waxaan uu halkaas uga qayb geli doonaa

(June 2, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay maanta 02 June,2018 hawlgal qorshaysan oo ka dhan ah argagixisada Al Shabaab ka fuliyeen degaanka Maraje ee Buuraha Cal Madow. Hawlgalkan oo ay ciidan

(June 2, 2018)
Laascaanood:-Xaflad si Heer sare ah loosoo Agaasimay ay Kana soo qayb galeen Badi Labeenta Bulshada Gobolka Sool ayaa Galabnimadii Shalay Ka qabsoontay Hoollka Maktabada Machadka Alfurqaan ee magaalad

(June 2, 2018)
Baydhabo:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Wasaaradda Dastuurka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay tababarka tabarayaasha waxbarashada madaniga ah iyo wacyigali

(June 2, 2018)
Boosaaso:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in koox hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeed saldhiga ciidan oo ciidanka Puntland

(June 1, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo u weheliyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka ayaa booqday Xarunta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|