Golaha Wasiirada KGS oo Shir deg-deg ah ku yeeshay Baydhabo.[Masawiro]
(March 31, 2019)
Baydhabo:-Shir Deg-Deg ah oo ay isugu yimaadeen Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya, aya waxaa uu shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan M
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Ciidanka Badda Puntland ‘PMPF’ iyo Dekedda Boosaaso.[Masawiro]
(March 31, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Taliska Guud ee ciidanka Badda Puntland 'PMPF' iyo dekedda Magaalada Boosaaso. Kormeerka Madaxweynaha
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirarka Tubaha Dhaqaalaha iyo Amniga
(March 31, 2019)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirar ay yeesheen guddi hoosaadyada golaha wasiirrada ee tubaha horumarinta d
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso Kulan Kula Qaatay Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya.
(March 31, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti bala
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Amniga Gobolka Bari.[Masawiro]
(March 31, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada ee Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari, Madaxweyne Deni oo maanta soo gaaray ca