Shirka Golaha Xukuumadd dawladda Puntland oo looga hadlay arrimo Muhiim ah.[Video]
(March 7, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni oo Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadd dawladda Puntland oo looga hadlay qodobo muhiim ah. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda
Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyeed ee labada dal
(March 6, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtoo
Madaxweyne Ku-Xigeenka dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyey Kulan Looga Hadlayey Ka Hortagga Abaaraha Puntland.[Masawiro]
(March 6, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey ka hortagga abaaraha Puntland. Kulankan uu shir Guddoomiyey
Madaxweynaha Puntland oo Qaabiley Madax Ka Socota Hay’adda Samafalka ee Boqor Salmaan.
(March 5, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley wafti ka socdey hay’adda Samafalka ee Boqor Salmaan oo u
Madaxweynaha DFS Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo gaaray Nairobi
(March 5, 2019)
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Nairobi halkaas oo ay maalinta berri ah kula kulmayaan Madaxweynaha Keny
Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy oo ku wajahan dalka Kenya
(March 5, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dh
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ingiriiska
(March 4, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ingiriisku u soo magcawday Soomaaliya Mud
Banbax Howleed Ku Saabsan Dib-U-Eegista Dastuurka Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Djibouti [Masawiro]
(March 4, 2019)
Djibouti:-Banbax howleedkan oo ay ka soo qaybgaleen hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La socodka ee Dib-u-eegista Dastuurka ee baar
Madaxweyne Deni oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Dowladda ee Magaalada Garoowe.
(March 3, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey qaar ka mid ah xarumaha dowladda ee magaalada Garoowe, waxaana ku wehelinaayey kormeerkiisa saraakiil
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Furay Shirka Siyaasadda Maamul Daadajinta Puntland (Masawiro).
(March 2, 2019)
Madaxweynaha Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash Madaxweynaha Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magaalada Garoowe ku daah

« Previous PageNext Page »