Gudoonka Baarlamaanka oo magacaabay Guddiga Doorashada Puntland.
August 14, 2019 - Written by Editor
Garoowe:-Gudoonka Baarlamaanka Puntland ayaa markuu arkay baahida loo qabo dhismaha Guddiga Doorashada Puntland ayaa waxaa uu soo magacaabay xubnaha ka mid noqonaya gudiga.
Gudoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland ayaa aqbalay 4 xubnood oo ay gudoonka baarlamaanku u magacaabeen Guddiga Doorashada Puntland.
Hoos ka Akhriso Guddiga Doorashada Puntland oo uu magacaabay gudoonka Baarlamaanka Puntland
[ngg src=”galleries” ids=”3056″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net