Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax kasocotay Hayádda UNCHR.

November 19, 2019 - Written by Editor

Garoowe:- Wasxirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Hayádda UNCHR

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa Madaxda Hayádda UCHR uga mahadceliyey booqashadooda, wuxuuna kadib Wasiirka warbixin ay ka siiyey halka ay marayaan howlaha shaqa ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland iyo Arrimaha bani’aadanimo ee ay ka wadaan deegaanada Puntland.

Kulanka uu wasiirka Laqaatay Masuuliyiinta kasocotay Haayadda UNCHR waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,086 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>