Daawo Live Nadwo Cilmiyeed Caawa ka socota Masjidka Al Hidaaya Ee Nairobi (Dhamaad)
(December 18, 2019)
Ciidanka PSF oo ka hortegay qarax la dhigay gudaha Boosaso.[Masawiro]
(December 18, 2019)
Boosaaso:-Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay saaka oo taariikhdu ay tahay 18 December 2019 ku guulaysteen in ay ka hortagaan oo fashiliyaan qaraxyo iyo miinooyin ay kooxaha cadowga ahi geliye
Nadwo xalay lagu qabtay Masjid Abubakar (6th St) ee Nairobi[Masawiro]
(December 18, 2019)
Nairobi:-Iyadoo ay weli socoto nashaadaadkii mu’tamarkii ansaaru sunna ee Nairobi waxaa ilaahay mahadiis xalay lagu qabtay nadwo ballaaran Masjid Abubakar (6th St) ee ah xudunta dacwadeenna kenya, w
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Wefti ka Socda Beesha Caalamka [Masawiro]
(December 18, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay wefti ka socda Beesha Ca
Mu’tamar ay soo abaabushay Musasada Al Ansaar Sunnah oo lagu soo Gabagabeeyey Nairobi (Masawiro)
(December 17, 2019)
Kulan Cilmiyeed diini ah oo ay soo abaabushay Musasada Al Ansaar Sunnah ee magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday si aad u qurxu badan Mutamarkan ayaa waxaa sanad walba lagu qabtaa magaal
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo tegay degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug
(December 16, 2019)
Towfiiq:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo socdaal nabaddeed ku Tagey Degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug. Ujeedka safar Wasiirka ayaa
Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo
(December 16, 2019)
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland kadib safar shaqo oo uu Dalka dibadiisa ugu maqnaa muddo 20 cish
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Khudbad Ka Jeediyay Madasha Dooxa
(December 15, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa Ra’iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga hadlay dowrka g
Madaxweynaha Puntland Oo Daah-furay Qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC).
(December 15, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane, Cabdirashii
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Itoobiya Axmed Shide.
(December 13, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caasimadda dalka Itoobiya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Itoobiya Axmed Shide. Soo dhoweyn iyo isxo

« Previous PageNext Page »