Wasiirka Arrimaha Gudaha PL oo booqday Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Boosaaso

December 11, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo ay wehlinayaan Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Maxamed Musadaq iyo Agaasimaha waaxda Dimuqraadiyeynta wasaaradda ayaa booqasho ku tagay Jamacadda Culumta cafimaadka ee magalada bosaaso.

Ujeedka booqashadu wasiirku waxay ku saabsanayd sidii ay Ardeyda iyo Maamulka Jaamacada uga qeyb qaadan lahaayeen taaba gelinta Hanaanka Dimuqraadiyeynta sidii loo siin lahaa fursad ay ardayda jamacada kaga qayb qataan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa kormeeray qeybaha kale duwan ee Jaamacada ka kooban tahay.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
December 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online