Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar oo qabtay koox burcad ah oo gaari dhacay
(April 21, 2020)
Qardho:-Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar iyo ciidanka madaxtooyada Qardho ayaa howl gal ay siw ada jir ah u sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen koox burcad ah oo xalay dhacay gaari xamuul ah oo marayey
Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada dalalka Saaxiibka ah Soomaaliya & Wakiillada Beesha Caalamka Oo Ka Hadlay Xakameynta COVID-19
(April 21, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee dalka ku sugan o
Ciidanka Canshuuraha birriga oo degmada Qardho ka bilaabay Canshuur Aruurin.[Video]
(April 20, 2020)
Qardho:-Ciidanka canshuuraha birriga ayaa degmada Qardho kawada qaadista canshuuraha bulshada gobolka Karkaar ayayna ku wargaliyeen inay bixiyaan canshuurta ku waajibtay. M_M_Deeq Halgan.net
Wareysi: Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay arrimo badan
(April 20, 2020)
Magaalda Nairobi waxaa ku sugan qaar ka mida masuuliyiintii ururka Ahlu-Suna Wal-Jamaaca ee ka arrimin jirey deegaano ka mid ah Galmudug. Ahlu-Sunna ayaa waxaa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guric
Halgan.net oo idiin soo gudbineysaa Risaala uu ka qorey Cov-19 Sheekh Dr C/raxmaan Claahi Cumar
(April 19, 2020)
Mecca:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Risaala uu ka qorey cudurka Cov-19 ama Coronovirus Sheekh Dr C/raxmaan Sh Claahi Cumar (Abu Cabaas Al Madani)Sheekha ayaa Risaaladan waxaa uu ku faahfaahiyey Cudur
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Karkaar.
(April 19, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 19ka April, 2020, ku magacaabay Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Karkaar. Madaxweynaha Dowl
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan
(April 18, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee, Marxuum
Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Barnaamijka Baxnaano
(April 18, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada oo wajigii
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dekedda Boosaaso oo kordhiyey shaqada Dekadda Boosaaso
(April 16, 2020)
BOOSAASO-Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa Dekedda boosaaso ku soo kor dhiyay shaqaynta Saacado dheeraad ah oo ku aadan Cashuurista badeecooyinka soo dega. Maamulaha Furddadda Boosaaso Maxamed Yu
Jabuuti oo maanta diiwaan gelisay 72 kiis oo cusub oo COVID-19 ah
(April 15, 2020)
Dawladda Jabuuti ayaa maanta ku dhowaaqday kiisas cusub oo ah cudurka Coronavirus kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 72, ayada oo ay sii kordhayaan dadka uu haleeyao cudurka. Kiisaska maanta ay ku dh

« Previous PageNext Page »