Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni oo gaaray magaalada Muqdisho.
(June 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya C
Madaxweyanah Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo gaaray Muqdsho.
(June 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweyna
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha
(June 8, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Guddiga ku m