Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo hambalyo u diray Ra’iisul wasaaraha cusub ee XFS
(June 15, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre oo Caawa uu xilka
Madaxweynaha Galmudug hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya
(June 15, 2022)
Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre.Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa sidoo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo hambalyo u diray Raisulwasaare Xamze Cabdi Barre
(June 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Xamze Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaali
Madaxweynaha Hirshabeelle dhambaal hambalyo ah u diray Ra’isul Wasaaraha Cusub ee JFS
(June 15, 2022)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Ra'isul Wasaaraha Cusub ee JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta Madaxweynaha JFS Mudane Xasa
Xamze Cabdi Barre oo loo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha JFS.
(June 15, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamse Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.Xamse aya
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
(June 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u furay Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.Furitaanka Kal-fadhiga 50-aad