Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada
(June 11, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah