Madaxweynaha Hirshabeelle dhambaal hambalyo ah u diray Ra’isul Wasaaraha Cusub ee JFS

June 15, 2022 - Written by Editor
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Ra’isul Wasaaraha Cusub ee JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamud uu u Magacabaay Raisul Wasaare.
Madaxweynaha ayaa Alle ug baryay Raisul Wasaaraha cusub ee JFS inuu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA
DOWLADDA HIRSHABEELLE

Comments are closed.

Archives
June 2022
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online