Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay wakiillada Beesha Caalamka
(June 17, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in
Madaxweynaha Punland oo kulan la qaatay Hay’adaha Sharci fulinta iyo Laamaha Amniga Puntland.
(June 17, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Hay’adaha Sharci fulinta sida Golaha Garsoorka iyo Laamaha Amniga Puntland, Kulanka ayaa ku saabsanaa da
Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyey Wasiirka amniga Puntland
(June 17, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu